Help hassan walk normal again
Donation protected
Our freind was attacked by a snake and his limbs have swollen due to Snake bite envenomation. We are seeking urgent care due to the rapid spreading of the swelling in his leg.We are seeking medical treatment for him and would appreciate any help to provide the treatment that he needs.Thank you so much for your support.
Anigoo yar ayaa waxaa lugta iga qaniinay mas, wuxuu saameyn ku yeeshay xididadii oo dhiiga socodsiinayey waxaana xirmay xididadii marka lugta waxay bilowdey inay bararto, taas oo keentay xanuun badan iyo bararkii oo lugta kusii faafayo oo hada kor ayu u socdaa wuxuna ku dhowyahay jilibka marka waxaan u baahanahay qaliin si loo furo xididaha xiran oo dhibaatada igu sii siyaadeyso xal iyo caafimaad loo helo.

Organizer
Ifrah Hassan
Organizer
Rochester, MN