Main fundraiser photo

Inloving memories of Mohamed Ali

Donation protected
Asalaamu alaykum - Hello brothers and sisters Mohamed Ali age 21 was shot in Winnipeg on August 26 and rushed to the hospital in grave condition. Mohamed was on life support and later passed away August 28, 2020. Our big teddy bear Mohamed is gone. He was a smart, funny, caring human being, that was gone too soon.   May Allah have mercy on him and accept him into Jannah tul firdaws Ameen. Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un. ( Verily we belong to Allah, and verily to Him do we return).


Mohamed leaves behind both parents, younger brother and older sister. The goal is to raise 20,000 CAD so we can build a masjid back home in his name. Please donate whatever you can and most importantly make DUA for Mohamed.


Asalaamu calaykum walalyaal Maxamed Abikar Cali oo jirey 21 waxa lagu xabadeyey wadanka Canada gar ahan magalada Winnipeg August 26. Waxa loola cararay hospital ka arintiisa wee xumeed oo noloshiisa ayaa halis ku jirtey Maxamed machinka life support aa lagu xirey isla marki  wuuxu dhintey August 28th 2020. Maxamed wuuxu aha wil oo qof kasto jeeclay wuuxu ahaa wil baari aah oo waliidkisa iyo dadkiisa jeceel oo xushmad badan Ilaahi haa uu naxaristo oo Jannah tul firdaws haka warabiyo, oo ilaahi haa uu dambi dhaafo qabrigiisa ilaahi haa uu wasaciyo, Ameen. Ina lilaahi waa ina ilayhi rajicuun.

Maxamed wuuxu ka tagay 2da waliid, walalkiis ka yar iyo walashis ka weyn. Walalyaal waaxan rajeyneena in aa 20,000CAD aan uu arurino. In sha allah Waxaad awoodin uu sadaqeeya walalkeen yar ama hada wax awoodin noogu duceey. Jazzakallah khayran
Donate

Donations 

  • Anonymous
    • $5
    • 3 yrs
  • Anonymous
    • $5
    • 4 yrs
  • Anonymous
    • $10
    • 4 yrs
  • Sallina Ferreira
    • $50
    • 4 yrs
  • Anonymous
    • $30
    • 4 yrs
Donate

Organizer

Ladan Ali
Organizer
Etobicoke, ON

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about

  • Trusted

    Your donation is protected by the GoFundMe Giving Guarantee