JIGJIGA FIRE RELIEF FUNDS
Donation protected
As-Salaam-Alaikum, A devastating tragedy has hit our beautiful city of JigJiga. One of the Main shopping centers ( Taywanka ) of the city, filled with stores, grocery spots, restaurants Everything you could possibly need, people would go over there and buy. This is truly heartbreaking as it was the heart soul of the city. We have organized this fundraising page to raise emergency funds to help our community overcome this tragedy. The fire has destroyed the center and has spread to nearby homes destroying them as well. As being members of our community it is up to us to Help build and help contribute to our City. Suuqii waynaa ee magaalada Jigjiga ayaa dab wayni ka kacay dabkaas oo ku baahay qaybaha kale ee Suuqa. Suuqa taywaanka oo ahaa goob ganacsiyo badan oo kala gadisan ay ku yaalaan ayaa waxaa soo gaadhay burbur Aad u balaadhan. Suuqa gubtay waxay noloshoodu ku tiirsnayd bulsho badan oo nolol maalmeedkooda ka soo saaran jireen hadase ay hantidoodii ku baaba’day. Xaaladan oo runtii ah mid Aad u daran aawadeed waxaanu ugu talo galnay inaan fundraise u samayno si aan u caawino bulshada ay masiibadani soo gaadhay. Si wadajir ah aynu bulshadeena u garab istaagno si aynu nolol tan ka fiican ugu dhisno bulshadeena. U Hiili Walaalahaaga JigJiga.
Below are Photos of Before & After 
Below are Photos of Before & After 
Organizer
Sabrin Mowlid
Organizer
Minnetonka, MN