Main fundraiser photo

Memorial for Fahad Adam

Donation protected
Asalam Aleikum everyone,
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un.

My younger brother Fahab M Adam was the unfortunate victim of a terrorist attack in Somalia at Lido Beach in Mogadishu and lost his life at the age 25 years old along with 33 other people (and counting). 63 people were injured.

My brother Fahab was a loving and caring brother and was the light of our eye. He was passionate about uplifting and empowering the youth of Somalia and providing a better future for our country. He earned his bachelor’s degree in economics and he was working towards his masters in international relations.

Fahab loved his family very much, and he was also diligent in his worship. He was the youngest of the four sons our mother gave birth to, and now we are three sons. On August 2nd, it was a Friday when he went to the beach to spend time with his best friends, which turned into a tragedy where he and his friends lost their lives. This tragedy will forever remain in our hearts.

We kindly ask that you please provide any contribution to keep Fahab’s legacy alive and continue the work that he dedicated his life to. He was a brilliant young man and had the brightest future ahead of him. 


السلام عليكم جميعًا،
 إنا لله وإنا إليه راجعون
 تعرض أخي الصغير فهد محمد عبدي آدم لهجوم إرهابي في الصومال على شاطئ ليدو في مقديشو وفقد حياته عن عمر يناهز 25 عامًا مع 33 شخصًا آخرين (وما زال العدد في ازدياد). أصيب 63 شخصًا بجروح.
 أخي فهد كان أخًا محبًا ورحيمًا. كان شغوفًا برفع وتمكين شباب الصومال وتوفير مستقبل أفضل لبلدنا. حصل على درجة البكالوريوس في الاقتصاد وكان يعمل على الماجستير في العلاقات الدولية.
 كان فهد يحب أسرته كثيرًا، وكان يحافظ علي إيمانه ومجتهدًا في عبادته. كان أصغر بين اخوة لامي، والآن نحنا ثلاثة أبناء. في الثاني من أغسطس، كان يوم جمعة عندما ذهب إلى الشاطئ لقضاء وقت مع أصدقائه، والذي تحول إلى مأساة حيث فقد هو وأصدقاؤه حياتهم. هذه المأساة ستبقي في قلوبنا إلى الأبد.

 نتمني منكم بلطف تقديم أي مساهمة للحفاظ على إرث فهد واستمرار العمل الذي كرّس حياته له. كان شابًا ذكيًا وكان لديه مستقبل مشرق أمامه.


Waad salaaman tihiin dhamaantiin,
 Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un

Walaalkeyga iga yar Fahab M Adam wuxuu noqday dhibanaha nasiib darrada weerar argagixiso oo ka dhacay xeebta Lido ee magaalada Muqdisho, wuxuuna ku dhintay da’da 25 jir isagoo ay la dhinteen 33 qof oo kale (oo tiradu sii kordheyso). 63 qof ayaa ku dhaawacantay. Walaalkeyga Fahab wuxuu ahaa walaal wanaagsan oo naxariis badan, wuxuuna ahaa iftiinka indhaha umada oo dhan. Wuxuu aad ugu dhiiraday sidii uu dhalinyarada Soomaaliya kor ugu qaadi lahaa oo uu u siin lahaa mustaqbal ka wanaagsan kan ay dalka ku haystaan Fahab aad ayuu qoyska u jeclaa, wuxuu kaloo ku dadaali jiray cibaadadiisa. Wuxuu ahaa kii ugu yaraa afarta wiil ay hooyaday dashay mantana Waxaa noqonnay 3 wiil. August 2deedii, waxay ahayd maalin jumca ah oo xeebta u tagay inoo time la qatto saaxiibadiisa ugu wanaagsanaa taas oo isu bedeshay musiibo weligeed nagu xasuusin doonta qalbiyadeena. Waxaan si naxariis leh idinka codsanaynaa in aad wax ku darsataan sadaqada aan u sameynayno walaalkay Fahad si loo sii wado taageerada uu siin jiray dadka baahan iyo caawinaada oo haayay dhalinyarada Soomaaliyeed. Wuxuu ahaa wiil da'yar oo maskax badan oo leh mustaqbal ifaya oo hore u socdo.
Donate

Donations 

  • Abdirashid Mohamed
    • $50
    • 5 mos
  • Anonymous
    • $20
    • 5 mos
  • Suber Hassan
    • $20
    • 5 mos
  • Abdifatah Jama
    • $30
    • 5 mos
  • Anonymous
    • $10
    • 5 mos
Donate

Organizer

Abdulaziz Adam
Organizer
Kent, WA

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about

  • Trusted

    Your donation is protected by the GoFundMe Giving Guarantee