Main fundraiser photo

Somali Drought Relief Campaign

Donation protected

Over 6.2 million Somalis are affected by the drought. Over 300,000 children under the age of 5 are acutely malnourished. Every day, another child becomes an orphan. Just two days ago, over 100 people died in a tiny village in southern Somalia. A tip of a massive iceberg.

We are Somali Faces, a philanthropic and story-telling organisation that has narrated extraordinary stories from ordinary Somalis across the globe. We have raised over $30,000 in the past to aid some of the individuals that we have featured on our platform. For videos, please see:
http://www.somalifaces.org/campaigns

People trust us because we are transparent. We make sure that every penny that we collect goes straight to the victim(s).

We have dedicated our time and resources to raise awareness on the current drought that is gripping the impoverished people in the Horn of Africa. We are in the process of visiting the areas hit heavily by the drought and share the victims' stories so that you know the reality on the ground. Our future story updates will be based on the drought victims.

We wish to raise around £50,000 which will reach areas most hit the strongest by the drought. We will provide video updates once we have raised the required amounts.

Remember, every single individual saved is like if one saved whole of mankind. Please open your hearts and wallets and share and contribute generously.

Our website: www.somalifaces.org

Our FB page: https://www.facebook.com/SomaliFacesOrg

---------------
Soomaali:

Tiro kabadan 6.2 Malyuun oo Soomaali ah ayey samayn ku keentay abaarta ka jirta, in kabadan 300,000 oo caruur ah da’adoodu ka yartahay da’ada 5-jir waxaa ku dhacay nafaqo darro ay keentay macaluusha abaarta.

Maalinkasta ilmo yarba wuxuu noqdaa bilaa waalid, Laba cisho ka hore waxaa 100 ruux in kabadan dad lagu qiyaasay ku dhintay koonfurta Soomaaliya, waa in yar oo kamid ah baaxada dhibaatada.

Hadaan nahay Somali Faces, waxaanu nahay urur soo bandhiga qisooyinka dhacdooyinka dadka Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha adduunka, sidoo kale waxaanu tageero u samaynay dad kala duwan waraysi la yeelanay. Ku dhawaad, lacag gaaraysa $30,000 ayaan aruurinay oo lagu caawiyey dadkaas waxan ka daawan karta halkan sida ay u gaartay lacagtaasi dadkii loogu talo galay.


http://www.somalifaces.org/campaigns

Dadka sadaqada la baxaya aad bey noo aaminaan anaga sababto ah, waxaanu gaarsiina deeq kasta dadkii lagu talogalay. Waxaanu hubinaa in ay gaarto dhibanaha la caawinayo.

Sidaas darteed waxaanu go’aansanay in aanu wakhtigayaga iyo waxkastoo aanu awoodno aan ugu gurmano abaarta ka jirta maanta geeska Afrika. Waxaanu ku talo jirnaa in aanu goobo kala duwan booqano, gobahaasi waa dhulka abaartu sida xun u samaysay isla markaana aanu kasoo diyaarino warbixino ku saabsan xaalada dhabta ah kajirta deeganadaas.

Waxaanu kutalo jirnaa in aanu uruurino lacag dhan £50,000 oo ugu talo galeyna goobaha abaarta ay saamaysay.

Waxaanu idin soo badhigi doona fiidow marka lacagta aanu uruurinaa soo dhamaato.

Xasuusnow, qofkii badbaadiya nafley wuxuu lamid yahay qof badbaadiyey bani’aadamka oo dhan. Fadlan u naxariista walaaheen oo jeebka furto ugu tabaruc inta aad awoodi

Organizer

Somali Faces
Organizer

Your easy, powerful, and trusted home for help

  • Easy

    Donate quickly and easily

  • Powerful

    Send help right to the people and causes you care about

  • Trusted

    Your donation is protected by the GoFundMe Giving Guarantee