
Spread Smiles, Support Somali Orphans
Donation protected
السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ dear brothers and sisters,
Last year, thanks to your generosity, we brought smiles to over 890 orphaned children in Somalia by providing Eid clothes and gifts. This year, we want to do even more.
For the first time, we are introducing food packages to support 150 Somali orphans and their families, alongside continuing our Eid clothes and gifts initiative.
Allah (SWT) says:
“Whatever you spend of good is [to be] for parents, relatives, orphans, the needy, and the traveler. And whatever you do of good – indeed, Allah is Knowing of it.”
(Surah Al-Baqarah 2:215)
• $35 USD provides Eid clothes for an orphan, bringing them joy on this special day.
• $60 USD provides a food package, ensuring a family has essential staples like rice, flour, and oil.
The Prophet ﷺ said:
“The best of people are those who bring the most benefit to others.” (al-Tabarani)
We need your help to make this possible. Donate today and be the reason an orphan smiles this Eid.
May Allah bless you for your kindness and generosity.
If you’re looking to support, you can also donate through the following methods:
• eDahab: 654925787
• Darussalam: 63290144
• Dahabshiil: BORD7220
• ZAAD: 637358355
Every contribution makes a difference!
________________________________________________
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh, walaalayaal,
Sanadkii hore, mahadnaq ayaannu idiinka haynaa deeqdiinnii kheyrka lahayd, taasoo noo suurtagelisay inaan farxad gaarsiino in ka badan 890 carruur agoon ah oo ku nool Soomaaliya, annagoo u keenay dhar iyo hadyado ciidda ah.
Sanadkan, waxaan rabnaa inaan wax badan qabanno. Markii ugu horreysay, sanadkan waxaan billaabaynaa in aan siinno 150 agoonta Soomaaliyeed iyo qoysaskooda raashin dhamaystiran oo muhiim ah, iyadoo aan sii wadayno ololaha dharka iyo hadyadaha ciidda.
$35 waxay u suurtagelisaa ilmo agoon ah inuu xirto dhar cusub oo ciidda ah.
$60 waxay qoys siinaysaa raashin muhiim ah sida bariis, bur, iyo saliid.
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
"Dad ugu kheyr badan waa kuwa dadka ugu faa'iido badan." (Al-Tabaraani)
Alle (SWT) wuxuu Qur’aanka ku yiri:
"Wax kasta oo aad khayr ku bixisaan, ha ahaado waalid, qaraabo, agoonta, masaakiinta, ama musaafiriinta, wuu ogyahay Allah waxa aad samaysaan."
(Suurat Al-Baqara 2:215)
Waxaan bilaabaynaa ololaha lacag ururinta berri, waxaana u baahan nahay kaalintiinna si aan u hirgelinno dadaalkan kheyriga ah. Bixi sadaqo maanta, oo noqo sababta ilmo agoon ah uu ugu farxo ciidda.
Alle ha barakeeyo sadaqadiinna iyo naxariistiinna aad ugu talo gasheen inaad kaga qayb qaadataan farxad galinta agoonta soomaaliyeed maalmahan khayrka badan.
Fadlan isticmaal Accounts ka hoos ku xusan, si aad uga qayb qaadato.
eDahab: 654925787
Darussalam: 63290144
Dahabshiil: BORD7220
ZAAD: 637358355
Organizer

Hamda Rashid
Organizer
Ottawa, ON